Weerar culus oo ciidamo Itoobiyaan ah saaka ku qabsaday duleedka Buur-hakaba

Xoogaga Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus oo dhabo gal ah ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey duleedka degmada Buur hakaba ee Gobalka Bay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya. Weerarka ayaa ku bilowday laba qarax oo miinooyin ah, laguna qarxiyey kolonyada, iyadoo markaas kadib uu dhacay dagaal culus oo labada dhinac dhexmaray … Continue reading Weerar culus oo ciidamo Itoobiyaan ah saaka ku qabsaday duleedka Buur-hakaba